10 DAYS’ HAIR OIL – Powerful Plus

10 DAYS’ HAIR OIL – Powerful Plus

$23.00

10 Days’ hair oil powerful plus is one of the best formulated ayurvedic hair oil in India. The powerful blend of 76 rare herbs including Bringha, Amla, Aloevera, Tulsi helps in controlling hair loss & actively stimulates new hair growth. Fresh herbs are curated from the dense forest of Western Ghats(Coorg to Wayanad).

Availability: 10 ayaa haray Categories: ,
  • Description
  • Shipping
  • Vendor Info
  • More Products

Description

SIDEE LOO ISTICMAALAA?

AAD U MIHIIMA: waxaan aragnay faalloyin ka imaanaya macaamisha, oo sheegaya in tima badani hoos udhacaan inta lagu guda jiro maalmaha hore ee isticmaalka Saliiddaan.

JAWAAB: Haa waa dhacidoonta, maxaa yeelay dhammaan xididdada timaha ee jilicsan/nugul ah ayaa dhacaya, inta madaxa lagu daliigayo saliidda. Xataa waa ay dhacaysaa kolka aad tinta biyo ku dhaqayso. Marka haka la yaabin in xoogaay timahaagu ay daataan, tani tartiib tartiib beey ujoogsan doontaa.

 

  1. Si habsami leh u marso oo dhex galgali timahaaga ilaa iyo lafta hoose. Adeegso farahaaga oo ku malaas salidda timahaaga adiga oo hadba gees ka maraya, gaar ahaan meelaha ay timuhu ka go’een.
  2.  

  3. ku daliig/duug salidda timahaaga qiyaastii 15 daqiiqo si ay saliiddu hoos ugu duxdo.
  4.  

  5. Timaha haka dhaqin saliidda 45 daqiiqo ilaa 1 saac, si ay u hesho waqti ay ku duxi karto. Taasi waxa ay kaa caawineysaa in ay timahaagu xoogeystaan oo ay helaan Fitamiino (Vitamis) ku filan oo dhammeystiran.
  6.  

  7. Hal saac kaddib, dhaq ama mayr  tintaada adiga oo biyo kaliya isticmaalaya. Ha adeegsan Shaambo ama wax kale oo dareere ah, sidoo kale na ha isticmaalin biyo kuleyl ah. Adeegsiga Shaambadu waxa ay sababi kartaa kiimiko burburisa timahaaga dhalaalaya, halka biyaha kulul na ay keeni karaan in aysan timahaagu bixin ama korin.
  8.  

  9. Ha adeegsan biyaha dhanaan ee cusbadu ku baantahay, isticmaal biyo nadiif ah.
  10.  

  11. Marka aad dhaqdo timaha, saliidii ayaa ku hari doonta madaxa ee si tartiib ah uga masax shukumaan adigoo aan xoog u adeegsan.
  12.  

  13. Ha istimaalin timo-qallajiso(hair dryer) iyo biyo kulul inta aad isticmaaleyso saliiddaan.
  14.  

  15. Saliidda ha marsan habeenkii ee marso maalintii, waxaa ku jira dhir badan oo dabiici ah marka waxaa habboon in aad isticmaasho maalintii. Haddii aad habeenkii isticmaashana ha uga seexan adigoo iska dhaqin.
  16.  

  17. Inta aad isticmaaleyso saliiddaan ’10 DAYS’ HAIR OIL hala isticmaalin Saliido kale. Waxaa saliiddaan ku jira wax walbo oo tintu u baahantahay. Haddii aad la isticmaasho Saliido kale ’10 DAYS’ HAIR OIL uma shaqeyn doonto sidii loogu talagalay.
  18.  

  19. Ha u isticmaalin timaha shaambo si maalin le ah, isticmaal shaambada kaliya todobaadkii hal goor. Ma soo jeedinayno inaad maalin walba isticmaasho Shaambo. Waxaan kugula talineynaa inaad timahaaga ku maydho shaamboo hal mar toddobaadkiiba. Maalinkaas aad Shaambada isticmaaleyso ha marsan Saliidda.

Vendor Information

  • Vendor: Aleelo
  • No ratings found yet!
Aleelo

FREE
VIEW