Nagu Saabsan
Soo dhawoow, Aleelo waxa ay higsaneysaa in ay noqoto Amazon-ta Soomaalida, ayadoo kuu suurta galinaysa in aad ka iibsato badeecooyin kala duwan oo la hubiyay tayadooda.
Waxa aad lacagta ku bixin kartaa si fudud adiga oo adeegsanaya habka EVC Plus-ka, Credit Card, PayPal ama bixinaya lacagta marka badeecada laguu keeno (Cash on delivery), alaabta aad iibsato waxaa laguugu keenayaa ciwaanka aad ku buuxiso goobta geynta.
Ma joogtaa Soomaaliya, kaalay dooro dookha aad ku faraxsan tahay, waxba kuma jabna fogaanta aad inoo jirto.
Astaanta Aleelo waa qancinta macaamiisha, tayeynta adeegga, casriyeyn iyo hal-abuur.